“Siyaasaddii Jeegaantu Marbay Ahayd, Markiina Nin Keliya Ayay Anfacday, Oo Keligii Ku Guuray Oo Madaxwayne Ku Noqday”Cali Guray.
November 27, 2020 - Written by admin
“Hadalkii Dr Gaboose Ka Yidhi Gaashaamo Waan Taageersanahay Xataa Marka Aan Akhriyay Sadarada Dhexdooda”Siyaasi Cali Guray.
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf “cali Guray” oo kamid ah Siyaasiyiinta madaxa Banaan ee Somaliland ayaa ka Dareen Celiyay Hadal dhawaan Dr gaboose ka yidhi markii uu ku sugnaa magaalada gaashamo ee ismaamulka somalida itoobiya oo lagu soo dhawaynayay madaxwayne mustafe Cagjar taasi oo siyaasiyiin reer Somaliland ah siyaabo kala u fasireen.
