Maxkamada G/Maroodi Jeex Oo Xukun Adag Ku Riday Laba Qof Oo Lagu Helay Dambi ka Dhan Ah Duur-Joogta.
November 27, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Maxkamada gobolka maroodi jeex ayaa manta xukun ku riday laba qof oo lagu soo eedeeyay in ay ka ganacsadaan ugaadha.


