Waxgaradka Beesha Awal Bari Oo Ka Hadlay Cadaalad Daro Ay Kula Kaceen Komishanka Doorashooyintu”Daawo Muuqal
November 28, 2020 - Written by admin
Burco(Berberatoday.com)-Madax-dhaqameedka iyo waxgaradka beesha Habar awal bari ee gobolada togdheer,daad madheedh iyo Sheikh ayaa ka hadlay cadaalad daro ay kula kaceen komishanka doorashooyinka oo gabi ahaan meesha ka saaray saamigii ay kula haayeen xubnaha gudida doorashooyinka ee gobolka togdheer.
