Golaha Guurtida Somaliland Oo Dhaliilo Culus Ujeediyay Haayada Qaramada Midoobay Ee UNDP Iyo Sababta!
November 28, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Golaha guurtida Somaliland saleebaan maxamud aadan ayaa eedo culus ujeediyay haayada qaramada midoobay ee UNDP taasi oo uu sheegay in ay golahooda faro galin kusoo samaysay.