berberatoday.com
Shil Baabuur Oo Sababay Dhimasho Iyo Dhawac Oo Ka Dhacay Buurta Sheekh
December 3, 2020 - Written by admin

Sheekh(Berberatoday.com)-Ugu yaraan Hal qof ayaa ku dhintay, Afar kalena waxaa ka soo gaadhay dhaawac, kaddib markii shil ka dhashay laba Gaadhi uu ka dhacay Dowga Buurta Sheekh ee gobolka Saaxil.

Labada gaadhi ee isku dhacay, ayaa kala ahaa Gaadhi nooca rakaabka qaada ah oo ay leedahay Shirkadda Nabad-gale iyo Baabuur nooca raaxada ah, waxaana dhintay mid kamida wadeyaashii labada gaadhi, sida uu sheegay Taliyaha Ciidanka nabad-gelyada waddooyinka ee gobolka Saaxil oo warbaahinta kula hadlay goobta shilku ka dhacay.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews