Shirkada DP World Oo Ka Jawaabtay Hadalkii Uu Madaxweynaha Djibouti Ku Duray Maalgalinteeda Dekedda Berbera. “
December 6, 2020 - Written by admin
“DP World Waxa Kago’an Inay ku Maalgeliso $ 442 Milyan Dollar Horumarka Dekedda Berbera, Waxaana Dhammaaday 70%
Hargeysa(Berberatoday.com)-Shirkadda DP world ee maalgashiga ka wadda dekedda Berbera ee Somaliland ayaa waxba kama jiraan ku tilmaantay hadal uu dhawaan Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geele ku sheegay inaanu jirin wax horumar ah oo DP world ka samaysay dekedda Berbera.
