berberatoday.com
Mooshin Ay Golaha Guurtida Somaliland Kasoo Gudbiyeen Hay’adda UNDP Oo Jabay Iyo Sababta!
December 6, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Mooshikii laga keenay hay’adda UNDP, ayaa jabay kadib markii shuruudihii looga baahnaa la waayay.

Mooshinkaasi oo ay soo gudbiyeen 15 mudane oo uu mid hore uga baxay ayaa maanta 14 mudane mooshin ay ku sexeexan yihiin laga hor akhriyay golaha.

Mooshinkan waxa ka noqday afar mudane,waxa ka maqnaa sadex mudane,waxa ogolaaday todoba mudane.

Hadaba mooshinkaasi muu helin mudanayaashii xeerku u ogalaa oo ahaa 11 mudane,sidaase ayaanu ku qabay.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews