Wasiiro Xukuumada Somaliland Ka Socday Oo Furay Shirka Nabadaynta Ardaayada Adhicadeeye Ee Gobolka Sool.
December 7, 2020 - Written by admin
Adhicadeeye(Berberatoday.com)-Shirka nabadaynta beelaha wada dega gobolka sool ayaa manta ka furtay deegaanka adhicadeeye kaasi oo ay xukuumada Somaliland ku heshiisiinayso beelaha dirir ku dhexmaray deegaanada adhicadeeye.
