“Waxaan Ka Tagey Caasimadda Hargeysa Aniga Oo Aan Wadan Wax Ilaalo Ah, Waxaanan Si Kalsooni Leh Ku Imid Magaalo-Xeebeedda Berbera.” Safiirka Taiwan U Fadhiya Somliland
December 9, 2020 - Written by admin
Berbera(Berberatoday.com)-Dawladda Taiwan oo Xafiis ku leh Somaliland ayaa ka hadashay Ahmiyadda Dekedda Berbera u leedahay Geeska Afrika iyo saamaynta horumarkeedu ku yeelanayo nolosha Bulshada reer Somaliland.