Hanti Dhawraha Qaranka Oo Sheegay In 19 Qof Loo Xidhay Musuqmaasuq Qaarkooda La Xukumay Kuwa Kalena Garsugayaal Yihiin
December 9, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Somaliland Ayaa Musuq maasuq U xidhay 19 Qof Oo Badhkood La xukumay Halka Qaar kalana Gar sugayaal Yihiin, Sida Lagu Sheegay War saxaafadeed Kasoo baxay Hanti dhawrka Guud Ee Qaranka.

Berberatoday.com