Daawo Muuqalka”Dood Xasaasiya Oo Dhexmartay Afhayeenada Xisbiyada Wadani Iyo Kulmiye!
December 10, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dood aan waxba layskula hadhin oo dhexmartay afhayeenka xisbiga wadani Barkhad jaamac Batuun Iyo afhayeenka xisbi xaakimka kulmiye Cabdinaasir Buuni ayaa ahayd mid aan waxba layskula hadhin taasi oo Mr Buuni oo si qaawan uweeraray dhigiisa xisbiga wadani Batuun.
