berberatoday.com
Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Ka Qaybgalay Munaasibada Shaacinta Musharixiinta Golayaasha Deegaanka Iyo Wakiilada Ee Gobolka Maroodi Jeex”Daawo Muuqal
December 11, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Munaasibad balaadhan oo lagu qabtay magaalada hargaysa ayaa lagu shaaciyay laba murashax uu utartamaya deegaanka iy wakiilada iskuna deegaan ah.

 

Musharrixiintan maanta xafladda shaacintooda lagu Qabtay magaalada hargaysa gaar ahaan huteelka guuleed ayaa  kala ahaa Mudane Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto oo ah Musharrax u taagan golaha Wakiilada gobolka maroodi jeex iyo Eng Maxamed Cali Aw Cabdi oo isna ah Musharrax u taagan doorashada Golaha Deegaanka ee caasimada Hargeysa.

Labada murashax ee mataanaha ah ayaa kazoo jeeda beesha bahawaynta bureeqa ee (sacad muuse /xuseen abokor, reer shirdoon,

Waxaana munaasibad kazoo qaybgalay gudoomiyaha xisbiga wadani iyo masuuliyiin tiro badan oo katirsan hogaanka xisbiga

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews