berberatoday.com
Somaliland iyo Baanka Adduunka Oo Kulan Ka Yeeshay Dib Uhabaynta Iyo Tayeynta Shaqaalaha Dowladda
December 12, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland iyo Baanka adduunka ayaa soo gebo gebeeyey kulan muddo shan maalmood ah u socday labada dhinac, kaas oo lagu qiimaynaayey mashruuca dib u habaynta shaqaalaha dowladda Somaliland oo muddo afar sanno ah ka socday Somaliland.

Mashruucan oo ay hirgelinaysay hay’adda shaqaalaha Jamhuuriyadda Somaliland, isla markaana uu maalgelinaayey baanka adduunku, waxa dhinaca Somaliland shirkaas oo ku dhacay habka Video Conference-ka loo yaqaano ama Fogaal araga fog uga qayb galay wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Xasan Maxamed Cali ,Wasiirka Horumarinta Maaliyadda Sacad Cali Shire ,Wasiirka Shaqo gelinta, Arrimaha Bulshadda iyo Qoyska Marwo Hinda Jaamac Xirsi Gaani ,Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha dawladda Somaliland  iyo masuuliyiin kale oo xukuumadda Somaliland ka tirsan.

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews