Masuuliyiin Xukuumada Katirsan Oo Kormeeray Goobaha Diwaan Galintu Ka Bilaabantay Ee Gobolka Maroodi Jeex.
December 14, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiiro,maamulka gobolka maroodi jeex iyo maayarka caasimada ayaa kormeer kusoo maray goobaha ay diwaangalinta manta ka bilaabantay ee gobolka maroodi jeex.
