Madaxweynihii Hore Ee Dawlada Deegaanka Somalida Itoobiya Cabdi Maxamud Cumar Oo Kasoo Dhex Muuqday Maxaabiis Mashruuc Dhir Beerisa Lagu Fulinayo
December 16, 2020 - Written by admin
Addis Abab(Berberatoday.com)-Madaxwaynihi Hore Dowlad Deganka Somalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumer(Ilay)Oo mar ka mid ahaa Madaxda ugu awooda badan dalka Itoobiya ayaa ka Soo Dhex Muuqday Qaar ka Mid ah Maxabiista Ku Jirta Jeelasha Addis ababa Oo Shaqo Qaran Oo ah Beerista Beeraha Xabsiyada lagu fulinayo.
Madaxweyne Hore Cabdi Maxamud Cumar ayaa gabood falyo badan oo isugu jira Dil iyo tacdi naf iyo maalba geystay mudadii ii ahaa Madaxweynaha Dawlada Deegaanka Somalida Itoobiya.
