Madaxwanaha Somaliland Oo Si Qoto Dheer Uga Hadlay Xidhiidhka Somaliland Iyo Kenya.
December 16, 2020 - Written by admin
Nairobi(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland muuse biixi cabdi ayaa munaasibad casho sharaf ahayd oo habeenkii xalay loogu sameeyay magaalada Nairobi ka jeediyay khudbad dhinacyo badan taabnaysa oo uu kga hadlay xaalada geeska Africa iyo xidhiidhka labada dale e Kenya iyo Somaliland