Hogaamiyihii Jabhadda TPLF Oo La Shaaciyay Dalka Uu Joogo.
December 18, 2020 - Written by admin
Addis Ababa(Berberatoday.com)-Hogaamiyihii jabhada tigreeg ee TPLF ayaa dagaal adag oo ay la galeen ciidamada dawlada fadaraalka itoobiya kadib laga qabsaday magaalo madaxda maqale ee ismaamulka tigrayga waxaa mudo la la,aa halka uu jaan iyo cidhib dhigay.
