Qaramada Midoobay Iyo Itoobiya Oo Ka Wada Hadlay Xaaladda Dadkii ku Barakacay Gobolka Tigreey
December 19, 2020 - Written by admin
Mekelle(Berberatoday.com)-Wafti ka socda Ha’yadda Qaramada Midoobey Uqaabilsan Qaxoontiga ee UNHCR ayaa gaadhay Caasimada dalka Itoobiya ee Adis Ababa si ay dowlada Itoobiya ugu booriyaan badbaadinta dadka qaxootiga ah gaar ahaan kuwa ku sugan xeryaha ku yaala gobalka Tigray ee dagaaladu ka jiraan.
