Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soodhaweeyay Madaarka Dalka Jabuuti
December 23, 2020 - Written by admin
Jabuuti(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo si ballaadhan loogu soo dhaweeyey Madaarka Caasimada Jamhuuriyadda Jabuuti.
Madaxweynaha iyo weftigiisa waxaa halkaasi ku soo dhaweeyey wasiirka Wasaaradda Biyaha, Beeraha, Xannaanada Xoolaha iyo Kalluumaysiga ee Jabuuti Mudane Maxamed Axmed Cawaale (Maxamed Soomaali) oo ay wehelinayaan masuuliyiin sar-sare oo ka tirsan dalka Jabuuti iyo Safiirka Somaliland u fadhiya Dalka Jabuuti.
Berberatoday.com