Warbaahinta Caalamka Oo Wax Ka Qortay Sida Ay Somaliya Ugu Fashilantay Shirkii Urur Gobolleedka IGAD!
December 23, 2020 - Written by admin
Jabuuti(Berberatoday.com)-Warbaahinta Kenya ayaa qortay in Soomaaliya ay ku fashilantay Isku daygii ahaa in Kenya lagu canaanto shirkii urur gobolleedka IGAD.
