Aas Qaran Oo Magaalada Hargaysa Loogu Sameeyay Marxuum Macalin Cabdilaahi Jaamac Bookh Oo Mudo Dheer Kamid Ahaa Bahda Waxbarshada Somaliland”Daawo Muuqal
December 24, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Alle Ha unaxaristee waxaa manta magaalada hargaysa aas qaran loogu sameeyay Marxuum Macalin Cabdilaahi Jaamac Bookh oo mudo dheer kamid ahaa barayaasha waxbarashada Somaliland ee seeska udhigay waxbarashada Jamhuuriyada Somaliland
