Maamulka Gobolka Sool Oo Ka Hadlay Dilal Isku Xig-xigay Oo Ka Dhacay Magaalada Laascaanood.
December 24, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Magaalo Madaxda Gobolka Sool ee Laascanood Ayaa maalmihii ugu dambeeyey waxaa ka dhacay dilal, iyadoo Qofkii ugu dambeeyey shalay subax meydkiisa laga helay Magaalada.
