“Anagu Dooni Mayno In Miisaaniyada La Noogu Darro lacag Sabootin Ah” Xildhibaan Nac Nac.
December 24, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan axmed diiriye nacnac oo kamid ah xildhibaanada golaha wakiilada ee mudadii kasii dhamaanayso ayaa ka hadlay safarka madaxwayne biixi ku tagay jabuuti
Sidoo kale xildhibaan nacnac ayaa sheegay ka xildhibaano ahaan in aanay doonayn wax dhaqaale ah oo loogu daro miisaaniyada .