Cabdi Xaashi Iyo Siyaasiyiinta Deegaan Ahaan Ka Soo Jeeda Somaliland Oo Ka Hor-yimid Jadwalka Doorashada Soomaaliya
December 25, 2020 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Aqalka Sare, Siyaasiyiinta iyo odayaasha dhaqanka ee deegaan ahaan ka soo jeeda Somaliland ayaa ka soo horjeestay jadwalka doorasho ee ay soo saareen Guddiga lagu muransan yahay ee doorashada Soomaaliya.
Halkan hoose ka akhriso War saxaafadeed ka soo baxay