Madaxweynaha Somaliland Oo ku Gudda Jira Safarkii Uu Ku Joogay Dalka Jabuuti Ayaa Booqasho Ku Tegay Qaar ka Mida Dekedaha Jabuuti.
December 26, 2020 - Written by admin
Jabuuti(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Weftigii uu hoggaaminayey ee Maalmahan safarka shaqo ku joogay Dalka Jabuuti ayaa maanta Oo Jimce ah waxa uu booqasho ku tegay qaar ka mida Dekedaha dalka Jabuuti gaar ahaan dekedaha Tajoro iyo Gubeet,

