“Intii Abiye Ahmed Uu Ka Noqday Ra,iisal Wasaaraha, Somaliland Wax Muhiim U Ah Danaha Itoobiya Uma Arko..”Cali Guray.
December 26, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” oo kamid ah Siyaasiyiinta reer Somaliland ee ka faalooda arimaha Siyaasada iyo nabadgalyada geeska Africa ayaa ka hadlay sida ay isku Badashay siyaasada itoobiya ee la xidhiidha mawqifkeedii ay ka Taagnayd Somaliland iyo xidhiidhkii ay la lahayd intii uu talada Itoobiya qabtay raysalwasaare abiy axmed.
