Safiirka Somaliland Ufadhiya Taiwan Oo Kulan La Yeeshay Qaarkamid Ah Shirkadaha Ganacsi Ee Dalkaasi.
December 28, 2020 - Written by admin
Tapie(Berberatoday.com)-Safiirka Somaliland ufadhiya caasimada dalka Taiwan Amb maxamed xaaji ayaa kulan la yeeshay qaarkamid ah shirkadaha ganacsi ee dalka Taiwan isagoo shirkadahan usoo bandhigay fursadaha maalgashi ee dalka Somaliland iyo waxyaabaha ay iska kaashan karaan kuwa Somaliland.
