Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Oo Booqday Safaaradda Somaliland Ku Leedahay Dalka Jabuuti
December 28, 2020 - Written by admin
Jabuuti(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Weftigii uu hoggaaminayey oo maalintii shanaad ku sugan dalka Jabuuti oo halkaasi u joogay hawlo shaqo ayaa maanta booqday safaaradda Somaliland ay ku leedahay Caasimada dalka Jabuuti ee jabuuti.


