Ciidamada Sudan Oo Deegaano Kala Wareegtay Itoobiya Iyo Xaaladihii Udanbeeyay.
December 28, 2020 - Written by admin
Sudan(Berberatoday.com)-Ciidamada dalka suudan ayaa dagaal kul wareegay deegaano katirsan dalka itoobiya kadib markii uu dagaal dhexmaray labada ciidan.
