Turkiga Iyo Ingiriiska Oo Kala Saxeexday Heshiis dhinaca Ganacsiga Ah
December 30, 2020 - Written by admin
Ankara(Berberatoday.com)-Dowladaha Turkiga iyo Ingiriiska ayaa shaaciyey inay kala saxeexdeen heshiiska ganacsiga xorta ah, iyada oo Magaalada London u diyaar garoobeyso inay dhammaadka bishan si rasmi ah uga baxdo Midowga Yurub.
