Daawo Muuqalka”Waraysi Xasaasiya Oo Lalayeeshay Siyaasi Cali Guray.
January 2, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” ayaa lalayeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya taasi oo uu kaga hadlay siyaasada Somaliland ee xiligan hogaaminta madaxwayne biixi
Sidoo kale cali guray ayaa ka hadlay arimaha ka socda geeska Africa Dagaalad gudaha itoobiya