Maraykanka Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Duqaymo Ay Ka Fuliyeen Gudaha Somaliya Iyo Khasaaraha Ka Dhashay! M
January 4, 2021 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-War Qoraal ah oo ka soo baxay taliska ciidanka Mareykanka ee Africa ee loo soo gaabiyo ” AFRICOM” ayaa lagu sheegay in duqeymihii ugu danbeeyay oo ay ka fuliyeen gobolka Shabeellaha Hoose kuna dileen xubno ka tirsan Ururka Al-shabaab dhinaca kalana burburiyeen xarumo muhiim u ahaa.
