Golaha Wakiilada Oo Duuduub Ku Ansixiyay Xeerka Aaga Cashuuraha Ka Caagan
January 6, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa ku kala qaybsamay ansixinta xeerka Aaga Cashuuraha ka Caagan kaasi oo dood adag oo ka dhalatay kadib farta loo taagay sidaana lagu ansixiyay,
