Wasiirka Arimaha Dibada JSL Oo Mashaariic Ka Dhagax dhigay Degmada Yagoori Ee Gobolka Sool.
January 6, 2021 - Written by admin
Sool(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada arimaha dibada somaliland iyo wafti uu hogaaminayo oo ku sugan gobolka sool ayaa manta degmada yagoori ka dhagax dhigay mashaariic ay xukuumada hirgalinayso.