Mareykanka Oo War Kasoo Saaray Duqaymo Ay Ka fuliyeen Somaliya, Kuna Dileen Hoggaamiyayaal Ururk Al-Shabaab Ah,
January 9, 2021 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Taliska Ciidanka Mareykanka ee AFRICOM ayaa war ay soo saareen ku sheegay in duqeyn 7 bishan oo ku beegneyd maalintii shalay ka fuliyeen saaxa-weyn oo ka tirsan gobolka Baay ku dileen saraakiil sar sare oo ka tirsan Ururka Al-shabaab.
