Somaliland Iyo Itoobiya Oo Shir Arimaha Maalgashiga Ahi Uga Furmay Magaalada Hargaysa Iyo Qodobada Kasoo Baxay!
January 10, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wafti ka socday dawlad deegaanka somalida itoobiya iyowasiiro xukuumada somalilland katirsan ayaa shir uga furmay magaalada hargaysa.

Shirkan ayaa lagaga wada hadlay arimaha maalgashiga labada dal.