Magacyada Dad Shacab Ah Oo Lagu Laayay Gobolka Galgaduud Somaliya
January 14, 2021 - Written by admin
Galguduud(Berberatoday.com)-Deegaanka Xirsi-Lugey oo ah deegaan hoostaga degmada Balanbale ee gobolka Galgaduud oo maanta lagu dilay Dad shacab ah ka dib markii Malleeshiyaad hubeysani weerareen Shacabka lagu laayay deegaankaas
Inta la xaqiijiyay shan ruux ayaa lagu dilay weerarkaasi waxaana dhaawac uu kasoo gaaray laba kale oo dhaawacoodu lageeyay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud. Dadka shacabka ah ee lagu dilay weerarka oo aay Shabakadda HOL heshay magacyadooda ayaa kala ah.