berberatoday.com
Wariye Axmed Siciid Cige Oo Kawaramay Taariikhda Shaqada Warbaahinta Ee Marxuumad Wariye Shugri Xariis Ismaaciil Oo Maanta Hargeysa Ku Geeriyootay
January 16, 2021 - Written by admin
Tacsi ; Geerida Weriye Shukri Xariir Ismaaciil
ilaahay ha u naxariisto waxaa maanta {16.1.2021} gurigeeda magaalada hargeysa ku geeriyootay iyadoo weyseysaneysay weriye shukri Xariir ismaaciil ,sida uu hadda ii sheegay wiilkeeda Axmed Maxamed Cabdillaahi .
Weriye Shukri Xariir Ismaaciil waxay ahayd gabadh karti badan oo aannu ka soo wada shaqeynay Radio Hargeysa 1978-1980 , iyadoo Radio Muqdishona mar loo beddelay . warbaahinta iyo u doodida xuquuqal-insaanka aad ayay uga dhex muuqatay , iyadoo mar noqotay wasiir ku xigeen wasaaradda warfaafinta ee somaliland .
waxay ahayd hooyo dadka jilicsan u damqata iyo bulshada danyarta ah . waxaan ka tacsiyadeynayaa seygeeda Maxamed Cabdillaahi , caruurteeda , guud ahaan qoyska reer xariir iyo gaar ahaan bahda saxaafadda .
SAWIRKA : waa aniga oo ka socday BBC iyo weriye Shukri Xariir ismaaciil oo ka socotay warbaahinta dowlada somaliland oo ka mid ahayn weriyaashii shirweynihii xisbiga Kulmiye ee somaliland ee hotel maansoor ka furmay 10.11.2015 goob jooga u ahaa .
Ahmed Cige

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews