berberatoday.com
Kelmada Allahu Akbar Oo Garoon Diyaaradeed Oo Yurub Ku Yaala Rawixisay Mudo 2 Saac Ah Laguna Kala Yaacay
January 17, 2021 - Written by admin

Germany(Berberatoday.com)-Garoonka weyn ee Magaalada Frankfurt ee dalka Jarmalka ayaa xalay xidhmay muddo 2 saacadood iyo badh ah, kadib markii Nin Boorso watay inta uu dhigtay meel u dhow qeybta lagu hubiyo Baasaboorada uu ku dhawaaqay kalmada (ALLAAHU AKBAR).

Shacabkii Garoonka ku sugnaa iyo shaqaalihii ayaa mar qudha kala cararay, waxaana markii danbe goobta gaadhay Ciidamada amaanka oo joojiyay dhaq dhaqaaqii duulimaadyada ee Garoonka Frankfurt.

Booliska oo waday howlgal muddo ku dhow 3 saacadood socday waxa ay ay sheegeen in ay qabteen ninkii ka danbeeyay shaqaaqada Garoonka ka dhacday, isla markaana ay gacanta ku hayaan.

Ugu danbeyntii baadhis oo ay sameeyeen Ciidanka ammaanka Garoonka diyaaradaha Magaalada Frankfurt kadib waxaa lagu ogaaday in ninkaasi uu ahaa qof aan heysan goob uu jiifsado (Homeless).

Saacado kadib ayaa waxaa si caadi ah kusoo laabatay xaaladda garoonka diyaaradaha Magaalada Frankfurt oo la xidhay, iyadoo halkaas ay ku xayirmen dad badan oo ka dhaafi lahaa, wallow markii dambe ay dhoofeen.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews