Daawo Muuqalka”Barnaamijka Xulo Xildhibaankaaga Oo Lagu Soo Marti Qaaday Musharax Xamse Khayre Iyo Su,aalaha Lagu Waydiiyay!
January 25, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Barnaamijka xul xildhibaankaaga ee Tvga Saab ayaa waxaa marti ku ahaa musharax Xamse Cabdiraxmaan Khayre oo kamid ah aqoonyahan usharaxan golaha wakiilada gobolka maroodi jeex.
