Xukuumadda Somaliland Oo Mabnuucday In Dalka Laga Dhiso Dhisme Aan Wasaaradda Hawlaha Guud Ansixin Naqshaddiisa!
January 25, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasaaradda hawlaha guud iyo Guryeynta Somaliland, ayaa soo saartay Awaamiir mabnuucaya in dalka laga dhiso Dhisme aan Naqshaddiisa Wasaaraddu ansixin.
