Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Oo Qaabiley Wafti Ka Socda Dalka Denmark Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen.
January 27, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta qaabilay safiirka dalka Denmark, Amb. Ole Thonke oo dalka ku yimid safar shaqo.
