berberatoday.com
“Waxaa Igu Maqaala Ah In Maayarkii Hargeysa Ee Intaasoo Dhibaatooyina Gaystay La leeyahay Wuu Sharaxan Yahay, Ee Reerkiiyow Soo Doorta”Eng Maxamed Xaashi”Daawo Muuqal
January 28, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Eng Maxamed Xaashi Cilmi oo kamid ah siyaasiyiinta Somaliland xilal wasiirnimo kazoo qabtay xukuumadihii Daahir Riyaale iyo axmed siilaanyo soona noqday maayarka caasimada hargaysa ayaa ka hadlay dayaca ka muuqda jidadka magaalada hargaysa iyo nasiibdarada kaga dhacay in ay hesho maamulka wanaagsan oo waxka qabta Baahiyaheega wadooyinkeeda,una sameeyay meelo biyo mareen ah

Sidoo kale Eng Maxamed Xaashi ayaa shacabka caasimada uga digay in ay doortaan maayar soltelco oo lasheegay in uu markale usharaxan yahay golaha deegaanka caasimada Hargaysa.

https://youtu.be/1-9FP80QYVw

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews