Dowlada Kenya Oo Soo Dhaweysay Warbixintii Ay Soo Saareen Guddiga Xaqiiqo Raadinta Ee IGAD.
January 28, 2021 - Written by admin
Nairobi(Berberatoday.com)-Dowladda Kenya ayaa soo dhaweysay Warbixinta guddiga Xaqiiqo raadinta ee uu Aasaasay madaxweynaha Jabuuti lsmaaciil Cumar Geelle, Kana socotay Urur goboleedka Igad guddigaasi oo ku shaqeynaysay waajibaadka IGAD. Taasi oo xaqiiqo raadin ka samaysay muranka xuduudeedka udhexeeya somaliya iyo Kenya.
