Dawlada Jabuuti Oo Iska Fogaysay Eedaymo Ay Usoo Jeedisay Somaliya,
January 29, 2021 - Written by admin
Jabuuti(Berberatoday.com)-Dawlada jabuuti ayaa jawaab adag ka bixisay eedaymo uga yimid maamulka somaliya kadib markii gudidii xaqiiqo raadinta ee xuduudka udhexeeya somaliya iyo Kenya warbixin soo saaray