“Golayaasha Deegaanada Waa Loo Baahnaa In Dhiig Cusub Lagu Talaalo, Si Kor Loogu Qaado Tayadooda”Siyaasi Cali Guray,
January 30, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) oo Kamid ah siyaasiyiinta reer somaliland ee ka faalooda xaalada Taagan iyo isbadalada ka socda geeska Africa ayaa ka hadlay Muhiimada ay bulshada uleedahay in ay doorashada soo socota Doortaan gole deegaano ka wanaagsan kuwa hada xilku kazoo dhamaanayo iyo isbadalka lagu sameeyay tiradii golayaashada deegaanka dalka
Sidoo kale cali guray ayaa rajo fiican ka muujiyay musharixiinta golayaasha deegaanka ee ilaa hada sharaxan
Siyaasi cali guray ayaa qoraal uu arimahaasi kaga hadlayo ku baahiyay barta uu ku leeyahay xidhiidhka bulshada ee facebookga wuxuna udhignaa Sidan;