Dawlada Maraykanka Oo Markale Fariin Culus U Diray Madaxwayne Farmaajo Iyo Madaxda Maamul Goboleedyada.
January 30, 2021 - Written by admin
Muqdisho(Berberatoday.com)-Safiirka dalka maraykanka ufadhiya somaliya ayaa fariin culus kazoo saaray khilaafka kataagan doorashooynka somaliya digniina udiray madaxwayne farmaajo iyo madaxda maamul goboleedyada.