Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Hadlay Wakhtiga Uu Somaliland Soo Gaadhayo Talaalka Xanuun Covid 19.
January 31, 2021 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa ka warbixiyay wakhtiga uu Somaliland soo gaadhayo talaalka xanuunka coronavirus kaasi oo dalal ay Somaliland kamid tahay ay ka cawinayaa wadamada G20