berberatoday.com
Xisbiga Kulmiye Oo Aqbalay Musharaxnimada Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Markale Usharaxan Golaha Deegaanka.
January 31, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Hogaanka xisbiga kulmiye ayaa aqbalay in Cabdiraxmaan maxamuud caydiid oo markale noqda mushar Utaagan doorashada golaha deegaanka caasimada hargaysa ee Uu hada maayarka ka yahay.

Waxaana maayarka caasimada usoo galbiyay xisbiga kulmiye Madaxdhaqameedka, siyaasiyiinta iyo waxgaradka beeshiisa uu madasha ka sheegay sid ay utaageersan yihiin musharaxnmada maayarka caasimada

Sidoo kale hogaanka xisbiga kulmiye ayaa aqbalay iyagoo sheegay in uu yahah masuul wata taageerada beeshiisa iyo shacabka caasimada hargaysa oo uu mudo u ahaa maayar.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews