berberatoday.com
Dawlada Imaaraatka Carabta Oo Sheegtay Inay Dhalasho Siinayso Ajaaniibta Xirfadleyaasha Ah
January 31, 2021 - Written by admin
Dubai(Berberatoday.com)-Imaaraadka ayaa sheegay in markii ugu horreysay uu muwaadiniinta ajaaniibta ah siin doono dhalashada dalkaasa, waxayna kordhinayaan muhiimadda dalalka khaliijka.
Madaxweyne ku xigeenka dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, ahna hoggaamiyaha magaalada Dubai, Sheekh Maxamed bin Rashid al Maktuum, ayaa sheegay in kuwa u qalma ay ka mid noqon doonaan maalgashadayaal, xirfadlayaal takhasus gaar ah leh, dhakhaatiir, Injineero iyo farshaxamiistayaal.
“Iyaga iyo qoysaskooda waxay awoodi doonaan in loo ogolaado haysashada labo jinsiyadood,” ayuu yidhi.
Xigasho BBC-Somali.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews